Daawo Xildhibaan Cusub Oo Loo Dhaariyay Golaha Deegaanka Degmada Gabiley

Gabiley(GNN)Xildhibaan Axmed Maxamud Shirwac Oo Ah Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Gabiley  Ayaa Maanta Loo Dhaariyay Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Kadib Markii Alle Hawnaxariistee Ay Dalka Ingiriiska Ku Geeriyootay Marxuumad Xildhibaan Cibaado Maax Cilmi.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET

Exit mobile version