Dawlada Kuuriyada Waqooyi Oo Digniin u Dirtay Dawlada Maraykanka.

USA(GNN):-Dawlada Kuuriyada Waqooyi ayaa Digniin u dirtay Dawlada Maraykanka Waxaanay ugu baaqday in dawlda Maraykanku haddii ay doonayso in doorashooyinka dalkeeda ka dhacayaa ay si nabad galyo ah u dhacaan inaaaney soo faro galin Arrimaha ka dhexeeya Dawlada Kuuriyada Waqooyi iyo dhigeeda kuuriyada Koonfureed.

Halkan Hoose Ka Dhegayso.

https://youtu.be/_yu41A0O3qk

 

Exit mobile version