Ganacsadde Reer Somaliland ah Oo Ciidanka New booliska ethiopia Ka Afduubteen Degmada Wajaale.

Wajaale(GNN):-Warar Laga helayo Magaalo ganacsiyeeda togwajaale ayaa xaqiijiyey in mulkiilahii Hotelka Garoon ee Magaalada wajaale ay ciidmada dawlad deegaanka somaalida ethiopia ay saaka ka qafaasheen daanta shishe ee dawlada itoobiya.