Hargeysa: Masuuliyiin Booqday Dugsiga Hoose ee Sheedaha oo Roobabkii Khasaare Gaadhsiiyeen.

Hargeysa(GNN):-Masuuliyiin uu horkacayo Maayirka Caasimada Hargeisa Mudane C.raxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco ayaa Maanta booqday dugsiga hoose dhexe ee Sheedaha oo roobabkii dhawaan ka da’ay dalku ay khasaare soo gaadhsiiyeen.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan.