Suldaanka Guud ee Somaliland Oo Sheegay Inaaney Suurto Gal ahayn Isdhexgal Dhexmara Somaliland iyo Somalia.

Hargeisa(GNN):-Suldaan Maxamed C.qaadir oo kamida hormuudka madax-dhaqameedka Somaliland ayaa sheegay sidan  “Isma Dhexgali Karaan Somaliland Iyo Somalia” ,Suldaanka Guud Ee Somaliland.