Hargeisa(GNN):-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Wacyigalinta jamhuuriyada Somaliland ayaa Hadda Waxaa uu faahfaahin ka bixiyey Sababta keentay In Xukuumada Somaliland Xidho Xarunta magaalada hargeisa ee Telefishanka Universal, Kaas sida uu sheegay Wasiirka Warfaafintu diiday inuu baahiyo Munaasibadii Xuska Maalinta Qaran ee 26 June.
https://youtu.be/ge1MpueTUCA