War Deg Dega:Badhasaabkii Gobolka Togdheer Ayaa Goor Dhoweyd Ku Geeriyooday Dalka TURKIGA.

Hargeisa(GNN):-Innaaalillahi Wa Inaa ilayhi Raajucuun Alle haw naxariistee ,Badhasaabkii Gobolka Togdheer Marxuum Xamse Maxamed Cabdi Ayaa Goor Dhoweyd Ku Geeriyooday Dalka Turkiga,Halkaas Oo Saaka Arooryadii Hore Loogu Qaaday Xaalad Caafimaad

Alle Haw Naxariiste Badhasaabka Gobolka Togdheer Oo In Mudo Ah Xanuusanaayey,Ayaa Xaaladiisa Caafimad Lagula Tacaalayey Cusbataalada Magaalada Hargeisa Halkaas Oo Ugu Danbayntiina Madaarka Cigaal Lagaga Qaaday Diyaarad Gaar Ah,
Ilaayo Hada Ma Jirto Cid Cadaysay Xanuunka Uu U Geeriyooday Badhasaabki Gobolka Togdheer Marxuum Xamse Maxamed Cabdi,
Hargeisa Somaliland
Gabiley News Network