Djabouti(GNN):-Wasiirka Wasaarada Arrimaha dibeda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Prof Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon ayaa warbaahinta u xaqiijiyey wararka sheegaya in shirkada waddahalku burburay inaaney waxba ka jirin islamarkaana uu siisocon doono shirka wadahadalka labad dal.
Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland Oo Cadeeyey In Shirka Waddahadalku Siisocon Doono Ilaa Maalinta Barri.















