Hargeisa(GNN):-Wasiirka arrimaha dibeda iyo iskaashiga caalamiga ah ee somaliland Mudane Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon oo u waramayey idaacada VOA waxaa uu daboolka ka qaaday waxa ay yihiin qodobada hore loog heshiiyey ee aan ka fulin dhinaca somalia.