Xukuumadda JSL oo Shirkada Oomaar Kala Wareegtay Daamur Dhan 7690 Foosto.

Berbera(GNN):-Shirkada Oomaar Company Ee Soo dajisa qaybta agabka dhismaha iyo Daamurka waxaa ay maanta shirkada oomaar ku wareejisay Daamur tiro badan oo lagu dhisayo wadada isku xidha Gobolada sanaag iyo burco.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.