Agaasimaha Guud ee Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Oo Gobolka Sanaag Kormeer Ku Sameeyey Xarumo Laga Dhisayo, Qaarna Dhagax Dhigay.

Ceerigaabo(GNN):-Agaasimaha Guud ee Wasaarada Madaxtooyada Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed cali Bile oo Ayaa Safar shaqo ugu kicitimay Xarunta Gobolka Sanaag magaalo madaxdiisa Ceerigaabo Waxaana Agaasimaha Guud kormeer ku sameeyey Mashaariico kala duwan oo ay dawaldu ka waddo gobolka sanaag kuwaas oo ay kamid tahay xarunta Qasriga Madaxtooyada gobolka Sanaag oo Dhismeheedu Socodo, isagoo Sidoo kale Agaasimuhu dhagax dhigay Xarumo cusub oo laga hirgalinayo gobolka Sanaag.

Halkan Hoose Ka Daawo Faahfaahinta Warkan.