Agaasimihii Cisbitaalka Boorama Oo Xilkii Laga Qaaday, Bedelkiisiina La Magacaabay.

Borama(GNN):- Wasiirka wasaaradda horumarinta caafimaadka Somaliland, ayaa xilkii ka qaaday agaasimihii cisbitaalka Borama, islamarkaana u magacaabay agaasime cusib.