Daawo Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Gabiley Ka Dhagax Dhigay Dhismaha Dugsiga Sare Ee Al-Irshaad

Gabiley(GNN)Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Ayaa Magaalada Gabiley Ka Dhagax Dhigay Dhismaha Laba Dabaq Oo Laga Dhigayo Dugsiga Sare Ee Al irshaad

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA