“Dalalka Masar iyo Itoobiya Inagu Tartansiin Mayno” Gudoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland.

Hargeisa(GNN):-Golaha Guurtida Somaliland ayaa Maanta Waxay doodo Kala duwan ka yeesheen Siyaasada arrimaha dibeda Somaliland, Waxaana arrimaha siyaasadeed ee dalka Masar oo ay somaliland dhawaan xidhiidh la sameysay iyo dalka itoobiya uu ka yidhi in aaney somaliland ahayn dal tartansiinaya labadaa dawladood.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.