Deg Deg Daawo :-Maayerka Magaalada Gabiley Ayaa Mabnuucay Xoolaha Magaalada Dhex Mushaxa

Deg Deg Daawo :-Kalfadhigii 21Aad Ee Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Yeeshaan Ayay Maanta Soo Saareen Qodobada Kala Ah In Magaalada Gabiley Laga Mabnuucay Xoolaha Lagu Lagu Soo Daayo Marka La Gaadho 15 Bisha 9aad 2020 Iyo Qodobo kale.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL

GABILEY.NET

Exit mobile version