Deg-Raysal Wasaarihii Kalsoonida Lagala Noqday Oo Hadda Warbaahinta la Hadlay Sheegayna Inuu is Casilay.

Muqdisho(GNN):-Waxaa Hadda Warbaahinta Kula Hadlay Magaalada muqdisho Raysal Wasaare Xassan Cali Khayre Oo Maanta Golaha Shacabka Somalia Kalsoonidii Kala laabteen Xukuumadiisii. Waxaa uu ka hadlay Qodobo Door isagoona sheegay inuu is casilay.

https://youtu.be/ZLxtLjq3-7g