Hantidhawrka Guud ee Qaranka Somaliland Oo Soosaaray Warsaxaafadeed Nuxurkiisu yahay Baadhitaano Ay Ka Bilaabeen Gobolada Dalka Jsl.

Hargeisa(GNN):-Hantidhawraha Guud ee Qaranka Somaliland ayaa warsaxaafadeed uu Maanta Soosaaray Waxaa uu kusoo bandhigay baadhitaano uu ka bilaabay Qaar kamida degmooyinka dalka jamhuuriyada Somaliland,waxaana hantidhawraha guud ku sheegay warsaxaafadeedkan in marka ay dhamaadaan baadhitaanadani xogta kasoo baxda lagu baahin doono Mareegta Xafiiska Hantidhawrka Qaranka Jsl Oo Hadda Gacanta lagu hayo, iyadoo baadhiskasta iyo natiijada kasoo baxda si faahfaahsan bulshada loola wadaadi doono.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.