Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Oo Ka Qayb Kulan Lagaga Hadlayey Doorka Haweenka ee Nabada.

Jigjiga(GNN):-Madaxweynaha Dawlad deegaanka Somaalida itoobiya Mudane Mustafe Muxumed Cumar ayaa ka qayb galay Munaasibad balaadhan oo lagaga hadlayey doorka haweenka nabadgalyada, sidoo kale waxaa uu fariin u diray Kooxo kasoo horjeeda Nabadgalyada deegaanka iyo Guud ahaanba Dalka itoobiya.

Exit mobile version