Mareykanka: Sirdoonka oo ka Digey in Ruushku Faragaliyo Doorashooyinka Sanadkan

Madaxa Hay’ada Sirdoonka iyo Amniga Qaranka Mareykanka ayaa ka digay in Russia, China, Iran iyo wadamo kale ay isku dayayaan in ay farageliyaan ololeyaasha siyaasadda ee loogu jiro doorashada madaxtinimada ee lagu wado in la qabto 3-da bisha November ee sanadkan.

William Evanina ayaa qoraal uu soo saaray ku sheegay in wadamada ay Mareykanka is hayaan ay isku dayayaan in ay farageliyaan wadahadallada gaarka ah ee ololayaasha siyaasadda, musharixiinta iyo bartilmaameedyada kale ee siyaasadda.

Exit mobile version