Siyaasi Rashiid Jaamac Oo Talaabo Muhiima Ku Tilmaamay Xidhiidhka Somaliland iyo Dalka Taiwan.

Hargeisa(GNN):-Siyaasiga Rashiid jaamac Dhari oo maanta ka hadlay arrinta Somaliland iyo Dalka Taiwan Oo Xidhiidho Diblamaasiyadeed yeeshay, waxaanu ku tilmaamay inaaney ahayn arrin fudud oo ay tahay talaabo dhinaca horumarka loo qaaday, sidoo kale waxaa uu soo dhaweeyey hadlkii siyaasi C/laahi imaan dirawal uu ku falanqeeyey arrimaha somaliland.

Halkan hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan.

 

Reach US At :

00252634243848

XULASHADA GNN





Documentary ka hadlaya Dib-u-dhiskii Somaliland

Shirkii Tawfiiq ee Sheekh 1992