Somaliland: Qoondada Haweenka ee Baarlamaanka

Dallada Haweenka Somaliland ee NAGAAD ayaa ugu baaqday Golaha Wakiilada Somaliland in ay meel-mariyaan qoondada haweenka iyo dadka laga tirada badan yahay ee kuraasta Baarlamaanka.

Waxaa soconaya kulamo ay haweenku la yeelanayaan guddoonka baarlamaanka oo ay ku dhiiri gelinayaan hergelinta in haweenka iyo beelaha laga badan yahay ay xuquuqdooda ka helaan kuraasta baarlamaanka.

Somaliland Ayaa Dhawaan Dhamaadka Sanadkan 2020 La Fialya In laga Qabto Doorashooyinka Baarlamaanka Iyo Deegaanka oo iskU Sidkan,Arintaasi Ayaa Baraarujisay Haweenka In AY Qoondadooda Ay U Doodaan