“Somaliya Wax Dowlad Ah Kama Jirto” Prof Abdisalaan Yaasiin.

Hargeisa(GNN):-Prof C.salaan Yaasiin oo ah Hogaanka odayaasha Madasha Wadatashiga Somaliland ayaa Waxaa uu tafaasiil dheer ka bixiyey hakadka ku yimid waddahadalkii somaliland iyo somalia dib uga furmayey dalka djabouti ee u dhexeeyey somaliland iyo somalia.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.