Wafti Itoobiaana oo Ku soo Wajahan Somaliland iyo …..

Dawladda Itoobiya ayaa caasimada Hargeysa ee Somaliland u soo diraysa wefti culus oo la filayo inay maanta soo gaadhaan dalka. Weftiga waxa hoggaaminaya wasiirka maaliyada ee dalkaas Axmed Shide.

Xigasho: Geeska Afrika.

Exit mobile version