War deg dega Maamulkii Degmada Togwajaale Oo Xilalkii Laga Qaaday iyo Maamul Cusub Oo Loo Magacaabay.

Wajàalle(GNN):- Warar ay Heshay shabakada gabiley news ayaa sheegaya in xilalkii laga qaaday Gudoomiyihii iyo Ku Xigeenkii Degmada Togwajaale, waxaana wararku intaa ku dareen loo Magacaabay Maamul Cusub oo Iyaga Bedeli doona La Soco Goordhow Faahfaahinta wararkan.