Gabiley(GNN):-Waxaa Maanta Masuuliyiin ka socoda Wasaarada Waxbarashada iyo tacliinta sare jsl oo ay Weheliyaan maamulka gobolka iyo ka degmada gabiley ay si wadajir ah u dhagax dhigeen dhismaha dugsi cusub oo laga hirgalinayo degmada gabiley, waxaana halkaasi khudbado kala duwan ka jeediyey maaamulka gobolka gabiley iyo masuuliyiinta wasaarada waxbarashada.
Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Jsl iyo Maamulka Gobolka Gabiley Oo Maanta Dhagax Dhigay Dhismaha Dugsi Cusub.
