Wasiirka Deegaanka Somaland oo Ceel Af-weyn ka dhagax Dhigay Xarun lagu Kobcinayo Dhirta

Togdheer(GNN):-Wasiirka wasaarada deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland ayaa maanta magaaladda Ceel-afweyn ka dhagax dhigtay xafis ay wasaaradu ku yaalanayso iyo sidoo kale xarun lagu kocbin doono dhirta guud ahaan gobolka Sanaag.

Dhagax dhiga xaruntaasi waxaa wasiirka ku wehelinayay maayarka Ceel-afweyn, iyo masuuliyinta wasarada deganka u jooga degmadaasi.

Wasiirka deegaanka iyo horumarinta reer miyiga Somaliland Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa ka mid xubnaha wasiirrada ah ee Ceel-afweyn u jooga hawlaha nabadaynta beelaha.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan.

Exit mobile version