Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Shahaado Sharaf Gudoonsiiyay Maayerka Magaalada Gabiley

Gabiley(GNN) Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Shahaado Sharaf Gudoonsiiyay Maayerka Magaalada Gabiley Maxamed Amiin Cumer Cabd.Eng Faysal Cali Waraabe Ayaa Sababta Ku Sheegay In Maayerka Gabiley Iyo Golahiisa Deegaanku Ay Magaalada Ka Hirgaliyeen Waxqabad Kala Duwan Isagoo Eng Faysal Cali Waraabe Si Gaar Ahaaneed U Xusay Dhaqaalaha Ay Golaha Deegaanku Siiyeen Dadka Danyarta Ah Ee Saameynta Nololeed Uu Ku Yeeshay Caabuqa Coronavirus,

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET