Hargeysa: Dawladda Hoose oo soo bandhigtay Agab lagaga hortagayo Koroona Fayras.

Hargeisa(GNN):-Maamulka iyo Madaxda Dawlada Hoose Caasimada Hargeisa kuwaas oo soo bandhigay Agab caafimaad oo lagaga qayb qaadanayo ka hortaga Xanuunka corona virus.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.