Afgambi Millatari oo ka dhacay wadanka Maali.

Hargeisa(GNN):- Afgambi Millatari oo ka dhacay wadanka Maali.

Ciidanka amaanka ee Wadanka Maali ayaa guud ahaanba afgambiyey Xukuumaddii sharciga aheyd ee wadankaas.

Waxay guud ahaan la wareegeen xarumihii dowladda waxay xidheen Masuuliyin Katirsan Xukumada Ee wadanka Maali.