Abu Dhabi: UAE, USA iyo Israel oo war-muriyeed soo wada saaray

Dowladaha Israel, Imaaraadka iyo Mareykanka ayaa soo saaray war-murtiyeed ku aaddan heshiiska dhex maray Israel iyo Imaaraadka. Arrintani waxay ka dambeysay kadib markii diyaaraddii uguhoreysay ee ka tagt Israel ay ka degtay magaalada Abu Dhabi shalay..

Haddaba faah-faahinta xiriirka labada dhinac ayaa waxa faahfaahinaya wariyaha VOA ee Qaahira Xuseen Saxnuuni.

Exit mobile version