Falanqeyn: Doorashada xasaasiga ah ee gobolka Tigray ee Itoobiya

Dadweynaha gobolka Tigray ee dalka Itoobiya ayaa u dareeyay goobaha cod bixinta shalay (Arbaco) xilli dowladda dhexe ay ka biyo diidsan tahay qabashada doorashada xilligan, sababaha Covid19 darteed.

Xisbiga The Tigray Independence Party, oo la abuurey kadib markii u xukunka qabtey Raywasal wasaare Abiy Ahmed 2018, ayaa isku dayaya inay ka go’aan Itoobiya inteeda kale.

Exit mobile version