Mid Kamida Beelaha Dega jsl Oo Canbaareeyey Fal Dhawaan Ka Dhacay Deegaanka Raaso Oo Hoostaga Kililka DDS.

Hargeisa(GNN):-Odoyaasha cuqaasha waxgaradka iyo dhalinyarada Beesha reer fiqi cumar ee kunool somaliland ayaa kulan ay iskugu yimaadeen ku cambaareyey falkii kadhacey degaanka Raaso oo katirsan dawlad degaanka somalida ethopia waxaney kubaaqen in sharciga lahorkeeno cidii kadanbeysey amarka lagu laayey dadkaasi Sido kale waxa ay kaso horjeesteen gudidii shegtey iney Kala xadeyeen dadka walalaha ah ee kuwada nool degaanada Raaso iyo salaxaad oo ay shegeen iney dhinac kaliya ahayeen

Exit mobile version