Jaamacada Timacade Ayaa Shahaado Sharaf Gudoonsiisay Musharax Yaxye Araarse

Gabiley(GNN)Musharax Xildhibaanka Baarlamaanka Yaxye Araarse Ayay jaamacada timacade ku maamustay shahaado sharaf taasi oo uu madaxwayne ku xigeenka somaliland gudoonsiiiyay Musharaxa.

Ha Yeeshee Musharaxan U Tartamaya Kuraaasta Golaha Wakiilada Somaliland  Ee Laga Soo Doorto Gobolka Gabiley Ayaa Ka Mida Shakhsiyaadka Ay Ka Go’antahay In Uu Ku Soo Baxa Doorashooyinka La Filayo In Ay Somaliland Ka Qabsoomaan.

Waana Shakhsi Caan Ah Oo Loogu Hadal Heyn Badan Yahay Marka Laga Hadlayo Arimaha Doorashooyinka Golaha Wakiilada Jamhuuriyada Somaliland

 

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY OFFICE

Exit mobile version