Gabiley:-Hospitalka Waabari Ayaa Soo kordhiyay Adeegyada Ilkaha Oo Casriya

Gabiley Isbitaalka Waabari Oo Ku yaala Magaalada Gabiley Ayaa Bulshada U Soo Kordhiyay Adeegyada Ilkaha Oo hab Casriya loo Qabanayo SIdo Kale Bisha Ugu Horeysana Tikitku Waa Bilaash

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI 

GABILEY.NET