Halkan Ka Akhriso:Magacyada iyo beelaha ay kasoo jeedaan wasiirada cusub ee xukuumada Somalia

Muqdisho (Gnet) – Ra’iisul Wasaaraha Somalia Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay ku dhowaaqay Golaha Wasiirada Cusub ee xukuumaddiisa oo ka kooban 27 wasiir.

Beesha Digil iyo Mirifle

1- Wasiirka Gaashandhiga, Xasan Xuseen Xaaji – Garre
2- Wasiirka Cadaaladda, Cabdulqadir Maxamed Nuur – Jilible
3- Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen (Badni) – Dabarre
4- Wasiirka Tamarta, Xasan Cabdinuur – Eelay
5- Wasiirka Haweenka, Xanifa Maxamed Ibrahim – Leesaan

Beesha Hawiye

1- Wasiirka Arrimaha Gudaha, General Mukhtar Xusen Afrax – Xawaadle
2- Wasiirka Amniga Gudaha, Xasan Xundubey Jimcale – Abgaal
3- Wasiirka Diinta, Cumar Cali Roble – Abgaal
4- Wasiirka Boostada, Cabdi Sheikh Axmed Rooble – Murursade
5- Wasiirka Caafimadka, Fowsiya Abiikar Nuur – Gaaljecel
6- Wasiirka Ganacsiga, Khalif Cabdi Cumar – Baadi Cadde

Beesha Daarod

1- Wasiirka Arrimaha Dibadda, Axmed Ciise Cawad – Majeerteen
2- Wasiirka Qorsheeynta, Jamal Maxamed Xasan – Warsangeli
3- Wasiirka Kaluumeysiga, Cabdullahi Bidhaan – Dhulbahante
4- Wasiirka Gaadidka, Maxamed Cabdullahi Salaad Oomaar – Ogaaden
5- Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Duraan Axmed Farax – Leelkase

Wasiirada Beesha Shanaad

1- Wasiirka Gargaarka, Khadija Maxamed Diiiriye – Yaxar
2- Wasiirka Beeraha, Siciid Xuseen Ciid – Carab Saalax
3- Wasiirka Dekedaha, Maryan Aweys Jaamac – Jareerweyne
4- Wasiirka Dhalinyarada, Xamsa Saciid Xamsa – Barawani
5- Wasiirka Batroolka Cabdirashid Maxamed Axmed – Banaadiri

Wasiirada Dir

1- Raisul Wasaare ku-xigeenka Mahdi Maxamed Guuled – Ciidagale
2- Wasiirka Dastuurka Saalax Axmed Jamac – Habar Yoonis
3- Wasiirka Maaliyada Cabdiraxman Ducaale Beyle – Samaroon
4- Wasiirka Warfaafinta Cisman Abukar Dubbe – Habar Jeclo
5- Wasiirka Howlaha Guud Maxamed Adan Macalim – Biyamaal
6- Cabdullahi Abuukar Xaaji – Surre