Kharashka Ku Baxa Meherka Iyo Ardayda Jaamacadaha Ka Qalin-Jabiya Oo Isku Mid Noqday.

Kharashka Ku Baxa Meherka Iyo Ardayda Jaamacadaha Ka Qalin-Jabiya Oo Isku Mid Noqday.
Mudooyinkan Danbe Waxa Magaalooyinka Somaliland Laga Dheehanayaa Isbadalo Cusub Oo La Xidhiidha Ardayda Ka Qalin-Jabinasa Jaamacadaha Kuwaasi Oo Soo Sharaxanaya Gaadiid iyagoo Sawiradoodana Ku Soo Xardhaya.
Ardayda Qalin-Jabisa Ayaa Baabuurta Ku Kiraysanaya $25 Waxayna Ku Sharaxayaan $25 Doller Oo Kale, Shidaalka Gaadhiga Ayaa Sii Dheer waxa Jira Kharashyo Kale Oo Ku Baxaya Xafladaha Iyo Ducooyinka Loo Qabanayo Markay Qalin-Jabiyaan.
Waxa Sido Kale Jira Asxaab Gobolada Kale Kaaga Imanaya Markaad Qalin-Jabinaso Kuwaasi Oo Aad Adigu Kharashkooda Qabto.
Arintan Ayaa Culeys Ku Haysa Qaar Ka Mida Waalidiinta Danyarta Ah Ee Aan Awoodin-Karin Dhaqaalaha, Balse Ay Ku Kalifaan In Ay Soo Amaahdaan Si Ubadkooga Ay Ula Farxaan Facooda.
Bal Fikirkaaga Ka Dhiibo Ma In Lasii Wadaa Mise In Laga Baaqsado?
Jacfar Cawil Hereri