Madaxweyne Ku Xigenka Ayaa Gabiley Kaga Qaybgalay Dufcadii 8Aad Ee Ka Qalinjabisa Jaamacada Timacade

Gabiley(GNN)Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Ayaa Magaalada Gabiley Kaga Qaybgalay Qalinjabinta Dufcadii 8aad Ee Dhameysa Jaamacada Timacade Ee Gobolka Gabiley.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET