Xayiraad Cusub oo Lagu soo Rogey Qeyba ka mida Britain

Dowlada Britain ayaa shaacisay in magaalooyinka iyo deegaanada uu kusoo batey xanuunka covid19 in wixii ka danbeeya maalinta isniinta gebi ahaanba la xiri doono Maqaayadaha wax laga cuno iyo goobaha wax laga cabo. Dowlada ayaa sheegtay in dhamaan Shaqaalaha ka hawlgala shirkadaha UK, ee sharciga Coronavirus uu ku qasbay inay xidhaan ay saddex qaybood marka loo qaybiyo laba ahaan dawlada ka heli doona mushaharkoodii.

Exit mobile version