Jigjiga(GNN):-War Deg-Dega War Qoraal Oo Hadda Kasoo Baxay Xafiiska Raysal Wasaaraha Ethiopia Dr Abiye Ahmed Ayaa Lagu Sheegay In Ciidamada Federaalka Ethiopia ay Si Buuxda ula wareegeen gacan ku haynta Magaalada caasimada u ah Qoomiyada Tigray.
Mekelle under command of the National Defense Forces pic.twitter.com/rj8GbK3ii8
— Abiy Ahmed Ali 🇪🇹 (@AbiyAhmedAli) November 28, 2020