Musharax C,rashiid Muxumed Daahir Oo Wacyigalinta Qaadashada Kaadhka Codaynta Ka Bilaaby Deegaanka Xeebaaha Waqooyiga Somaliland.

Borama(GNN):-Musharax Xildhibaan C,rashiid Muxumed Daahir oo u Taagan Musharaxiinta Ka Sharaxan Gobolka Awdal iyo Salel ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Maalmihii ugu danbeeyey Waxaa uu Safaro Wacyigalineed ku marayey Deegaanka ku Teedsan Xeebaha Somaliland, taas oo bulshada deegaanadaasi uu ku wacyigalinayey sidii ay u qaadan lahaayeen Kaadhka Codeynta Doorashada, dadkii aan hore u qaadan halka kuwii uu ka lumay kaadhkuna loo sameynayo mid cusub, marka laga xaqiijiyo dhaatada Computerka Komishanka doorashooyinka Qaranka jsl.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaallka Warkan.