Boqortooyada Sucuudiga ayaa soo bandhigtay qorshe cusub oo wax looga bedelayo xeerka shaqada, talaabadan ayaa lagu tilmaamay mid lagu taageerayo xuquuqda shaqaalaha isla markaana lagu dardar-galinayo soo jiidashada maalgashiga iyo shaqaalaha xirfadda leh.