Madaxweynaha Somaliland Oo Caawa Booqasho ugu Tagay Ergayga Gaarka Midowga Africa u Qaabilsan Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha Raila Odinga.

Nairobi(GNN):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Muuse Biixi Cabdi waxa kulan booqasho ah ugu yimi Hotelka Uu ka degan yahay Magaalo madaxda dalka Kenya ee Nairobi, Ra’iisal wasaarihii hore ee Dalkaasi, Ahna Ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaalaha, Mudane Raila Odinga.

 

 

Exit mobile version