Musharrax Subeer Cabdiraxmaan Oo Bulshada Ku Dhaqan Caasimada Hargaysa Ugu Baaqay In Ay Isdiwaan Galiyaan.

Hargeisa(GNN):-Murashax Subeer Cabdiraxmaan Cumar Oo kamid ah Murashixiinta Utartamaya Xildhibaanada Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa Islamarkaana ah Dhalinyarada Aqoonyahanka ah Reer Somaliland ayaa shacabka ku dhaqan guud ahaan caasimada hargaysa ugu baaqay in ay Isdiwaan Galiyaan qataana kaadhka codbixinta oo umihiim u ah inay Wax doortaan soona xushaan cidii hagi lahayd  masiirkooda Hogaamintooda

 

Sidoo kale Murashax Subeer ayaa sharaxaad dheeraada ka bixiyay siyaasada Iyo waxa ay tahay Iyo sidii ay ugu dhaqmi jireen Islaamku

Dhanka kale musharax Subeer Cabdiraxmaan ayaa si qotodheer usharaxay doorashooyinku iyo  muhiimada u yihiin bulshada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;