Qaar Kamida Ah Suxufiyiinta Somaliland Oo Qaadacay Shirka Ururka SOLJA Iyo Sobobta.

Hargeisa(GNN):-War saxafadeed ay soo saareen Qaarkamid ah suxufiyiinta Somaliland ee ka hawlgala warbaahinta kala duwan ee dalka hore uga hadlay shirwaynaha solja oo ay sheegeen in la marin habaabiyay ayaa manta ku dhawaaqay in ay qaadaceen gabi ahaanba shirka oo lagu wado in maalgala hargaysa ka qabsoomo 30bishan.Kadib markii waxba laga qaban waayay waxyaabihii ay saluuga ka muujiyeen,

HALKAN KAGA BOGO WARSAXAFADEEDKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version