Qalab Iskugu Jira Laptop-yo iyo Mac Oo Loogu Deeqay Wasaaradda Waxbarashada Somaliland

Dugsiga BBA ee Magaaladda Bristol ayaa ugu deeqay Laptop-yo iyo Mac Machine Wasaaradda Waxbarashada Somaliland.

Deeqdan oo uu guddoomay Wakiilka Wasaradda Waxbarashada Arrimaha UK ee Wasaaradda Waxbarashada Mr. Xasan Cadhoole.

Kaga bogo Muuqaalkan hoose warkan oo faahfaahsan Guji .