Shir U Dhexeeyay Madaxda Baanka Aduunka Iyo Mas’uuliyiinta katirsan xukuumada Somaliland Oo La Soo Gabo-Gabeeyay.

Hargeisa(GNN):-Shir ay wada yeesheen wasiiro iyo masuuliyiin kale oo katirsan xukuumada Somaliland iyo baanka aduunku ayaa lasoo gabo gabeeyay kaasi oo lagaga wada hadlayay sidii baanka aduunku usii wadi lahaa mashruuca dib habaynta shaqaalaha dawlada iyo kuwo kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;