Uhuru Kenyatta iyo Dr Abiy Axmed oo ku kulmay Moyale

Madaxweyne Uhuru Kenyatta ayaa ra’iisalwasaare Dr Abiy Axmed ku qaabilay magaalada xuduuda ee Moyale ee ku taala ismaamulka Marsabit.

Laba hoggaamiye ayaa lagu wadaa inay daaha ka furaan mashruuc halkaas laga hirgeliyay.

Labada dal ayaa waxa ka dhexeeya xiriir qabow iyada oo ay labada hogaamiye ay marar badan horay u kulmeen, balse kulankaan ayaa qabsoomaya xilli aad muhiim u ah.

Boqolaal qof ayaa lagu dilay iyada oo ay kumanaan kalana ay ka barakaceen golka Tigray.

.
.