70 Soomaali ah oo laga Celiyey Maraykanka

Tan iyo markii uu xilka la wareegay Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump waxaa Soomaaliya dib loogu celiyay oo la masaafuriyay boqollaal Soomaali ah. Kooxdii ugu dambeysay oo Soomaali tarxiil ah oo ka kooban 70 ruux ayaa shalay laga duuliyay gobolka Minnesota.