DAAWO;-Waraysi Xasaasiya Oo Lalayeeshay Siyaasi Cali Guray.

Hargeisa(GNN):-Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf “Cali Guray” ayaa lalayeeshay waraysi dhinacyo badan taabanaya taasi oo uu kaga hadlay siyaasada Somaliland ee xiligan hogaaminta madaxwayne biixi

Sidoo kale cali guray ayaa ka hadlay arimaha ka socda geeska Africa Dagaalad gudaha itoobiya

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;