Sool: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Oo Amrray In Xoog Lagu Dhiso Dhul Lagu Muransanyey.

“Dhulka ay Dawladdu u Baahato way Qaadanaysaa” Guddoomiye Baashe.

Guddoomiyaha golaha Wakiillada Somalilad, Baashe Maxamed Faarax ayaa dhagax dhigay xarunta Madaxtooyadda gobolka Soo lee Magaalada Laascanood .

Guddoomiye Baashe oo madasha dhagax dhigay ka hadlay ayaa sheegay in ay dhammaatay xilligii tanaasulku “Dhulka dowladaa iska leh cidna waxba laga waydii  maayo halkana waa la dhisaya qofna loo joojin maayo reer Laascaanod baryo ayay barteen qofkii hadlana hala xidho”.

 

Halkan Ka Daawo Muqaalka oo dhammaystiran